Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Thursday 6 December 2012 10:46

Dhacdo Ugub Ah: Adigoo Hooyo Umul ah 10 Dollar ha lagugu Toogtooo Muqdisho!

Muqdisho (KON) - Kooxo hubaysan oo ku Labisan Dareeska Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa Xalay dhac iyo Dil waxay ka geesteen Degmada Kaxda ee Gobalka Bnaaadir.

Teaser Image Dhacdo Ugub Ah: Adigoo Hooyo Umul ah 10 Dollar ha lagugu Toogtooo Muqdisho!

Kooxahaan oo la sheegay inay wajiiga soo xirteen ayaa waxay u dhaceen guryo ay daganyihiin dadka shacab ah, oo ku yaala degmadaasi Kaxda.

Goobjoogayaal ku sugan Degmada ayaa sheegaya in Kooxahaan hubaysan ay Guri ugu galeen Haweenay Umul ahayd ka dibna ay ku Toogteen gurigeeda markii ay diiday in ay dhiibto teloofoonka gacanta oo ay doonayeen in ay ka qaatan Haweenaydaan.

Saaka ayaa gudaha degmada waxaa ka socda howlgalo baaritaano ah oo ay wadaan ciidamada dowlada Soomaaliya oo ku doonayaan in ay ku soo qabtaan kooxihii falkaan ka danbeeyay.

Degmada kaxda ayaa ah degmadii ugu danbaysay ee ku soo biirta degmooyinka gobalka, waxaana degmada ahaan u aqoonsaday dowladii hore ee KMG ahayd.

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top