Warbixin Keydmedia Online | 18 September 2020

Ingineer Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa loo magacaabay xilka Raisul wasaaraha 20aad ee Dalka, hadaba waa kuma Maxamed Xuseen Rooble?

Warbixin:

Kufsiga soo badanaya iyo Cadaalad-darradda jirta

Warbixin Keydmedia Online | 17 September 2020

Xadgudubyada jinsiga ku salaysan iyo kufsiga ayaa kusoo badanayay Soomaaliya sanadihii lasoo dhaafay, iyadoo tacadiga loo geysto dumarka ay kamid noqdeen dhacdooyinka maalin-laha ah ee dalka ka dhaca.

Weather Mogadishu, SO

scattered clouds 24.7°C scattered clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......
Warbixin Keydmedia Online | 14 September 2020

Todobaadkii tagey wuxuu ahaa mid watay dhacdooyinkiisa u gaarka ah, haddaba waxaana warbixintan kugu soo gudbin doonaa kuwii ugu waaweynaa, tani waa dhacdooyinka Isbuucaan.

Xog Sirdoon:

Weeraro argagaxiso oo kusoo wajahan Muqdisho

Warbixin Keydmedia Online | 12 September 2020

Sida ku cad xogo Sirdoon oo ay heshay Keymedia Online, Al-Shabaab ayaa qorsheynaysa inay weerar argagaxiso oo ku qaadayso xaruumo muhiim ah oo ku yaalla Muqdisho.

Dhacdooyinkii ugu dambeeyay Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 7 September 2020

Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah AMISOM ayaa 7 qof oo shacab ah ku dilay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, Madaxda Maamullada Puntland & Jubbaland oo Muqdisho soo gaaray iyo Ardaydii ugu badnayd oo ku dhacday Imtixaanka Dowladda - Tani waa dhacdooyinka Isbuucaan.

Diiradda Howlgalka Mareykanka ee la dagaalanka Al-Shabaab

Warbixin Keydmedia Online | 4 September 2020

Kadib weerarkii Al-Shabaab ee Saldhiga Ciidanka Mareykanka Camp Simba ee ku yaalla dalka Kenya January 5, 2020, waxaa isbedel lagu sameeyay istaraajiiyada howlgalka la dagaalanka argagaxisada.

Xagee ku dambeysay

Dacwada Badda?

Warbixin Keydmedia Online | 31 August 2020

Waxaa qof walb oo Soomaali ah madaxiisa ka guuxeysaa su’aasha ah, maxaa muran geliyay xuduud badeedka Soomaaliya qaran bur-burkii kadib? Kenya waxay heshay baadi dadkeedii isku maqan.

Xeerka Saxaafadda oo Warbaahinta Xorta iyo Wariyaha lagu aamusinayo

Warbixin Keydmedia Online | 28 August 2020

Ururada u dhaqdhaqaaqa xorriyadda Saxaafadda ayaa si weyn u dhalliilsan qodobo ka mid ah sharcga cusub ee Saxaafadda, kaasoo Madaxweyne Farmaajo uu saxiixay kadib 8 bilood oo xafiiskiisa yaallay.

Boobka lagu hayo Kalluunka Soomaaliya iyo kaalinta Xasilooni darrada dalka

Warbixin Keydmedia Online | 15 August 2020

Kalluumeysiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha Soomaaliya, ayaa dhibaato ballaaran, oo mid dhaqaale iyo mid amni ku haya dalka, waxayna curyaamineysaa nolosha shacabka noloshooda ku tiirsan badda.

Zoobe Massacre

Dowladda oo wali Cashar ka baran Qaladaadkii dhaliyay Qaraxii Zoobe

Warbixin Keydmedia Online | 14 August 2020

Saddex sanno ayaa kasoo wareegtay Qaraxii Isgoyska Zoobe, oo dhacay 14-kii October 2017, kaaso noqday midkii ugu dhimashada badnaa oo abid ka dhaca wadanka Soomaaliya, iyadoo ay ku dhinteen inta la xaqiijiyay dad gaaraya 578 qof, halka 316 kale ay ku dhaawacmeen. 

Mee Shirka Dhuusa Marreeb?

Warbixin Yusuf Garaad | 13 August 2020

Shirka aad loo sugayo ee Dhuusa Marreeb in uu aflaxo in uu qabsoomo ayaa ka horreysa, sidaas waxaa qaba Yusuf Garaad.

Boobka Hantida, Xilalka dowladda & isku-milanka NISA iyo Al-Shabaab

Warbixin Keydmedia Online | 11 August 2020

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Muqdisho ku qabtay Shir jaraa'id oo uga hadlay hubanti la’aanta xaaladda siyasadda ee dalka, Shirkii Dhuusmareeb, amniga, weerarkii Xabsiga Dhexe iyo  waxa hortaagan magacaabista Ra'iisul Wasaaraha. 

Diiwaanka Qaswadeyaasha

Mareykanka oo Fahad Yaasin ku dari rabo ‘Sanctions list’

Warbixin Keydmedia Online | 3 August 2020

Waxaa soo ifbaxaya in hay'adaha amniga shaqsiyaad ka tirsan ay caqabad toos ah ku hayaan hanaanka dimuqraadiyadeed ee Soomaaliya, kuwaa oo af-duub u heysta go'aamadda Golaha Shacabka, Madaxtooyadda iyo guud ahaan hay'addaha amniga.