Kiisaska COVID-19 oo sara u sii kacay
Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa caawa lagu qarxiyay maqaayadda Luul Yemeni ee ku taalla degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir.
Qiiq cad ayaa cirka isku shareeyay qaraxa kadib, waxaana dhacday rasaas culus.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Farmaajo ku eedeeyay in dalka galiyay xasillooni darro siyaasadeed iyo mid amni-ba, wuxuuna ku tilmaamay Kali-talis aan damqasho lahayn.
Dowladda Fadaraalka aya sheegatay in aan magaalada Muqdidho lagu qaban karin bannaan-bax aysan iyadu sugeyn amaankiisa.
Mucaaradka oo hadda saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in uu baaqday dibad-bixii lagu ballansnaa inuu birri ka dhaco caasimadda Soomaaliya.
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo diyaarad qaas ah ka qaaday Garowe ayaa gaaray Magaalada Boosaaso.
Waxay u muuqataa in ay dowladdu mar kale ka hor tagi doonto Isku soobixii ay iclaamiyeen golaha midowga musharaxiinta madaxweynaha, kaddib markii uu guul darreystay shirkii ay la yeesheen RW Rooble
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa bulshada la wadaagay qodobadii la hor dhigay RW xil gaarsiinta ah ee Rooble.
Madaxweyne Farmaajo iyo R'iisul Wasaare Rooble ayaa labadoodaba waxay ku baaqeen shirkii 3-aad oo ay la yeelanayaan Dowlag goboleedyada iyo Golaha midowga Musharaxiinta, labadooba wey ku guul darreysteen ka miro dhalinta shirarkaasi
Shirkii usocday Golaha midowga musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda xil gaarsiinta ah Rooble ayaa lagu kala tagay kaddib markii la isku af-garan waayay
Weerarka ayaa ku billowday qaraxyo waaweyn oo xigtay rasaas toos ah xili dabley isku dayday inay la wareegto Saldhigga.
Guddiga abaabulka banaan-baxa Sabtida oo ah mid u gaar ah Golaha Midowga Musharixiinta oo maanta ku kulmay Muqdisho ayaa shaaciyay goobaha ay isugu imaan doonaan dibad-baxayaasha iyo qaabka ay ku tagi doonaan Taallda Daljirka Daahsoon.