“Adinku ha suginina Dalka Soomaaliya oo Qurxoonaado, soo noqda” - Daawo Video
London (KON) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Xasan Sheekh Max’ud oo ku sugan Magaalada London ee Dalka Briten ayaa Qurbajoogta Soomaaliyeed ugu baaqay inay dib ugu laabtaan dalkooda.
"Soomaaliya isbadal ayaa ka socdo, isbadalkaasinah waa idiin baahanyahay. Adinku ha suginina Dalka Soomaaliya oo Qurxoonaado oo aad ku noqotaan"
Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wato ayuu yiri "Waxaan leenahay aan wada Quruxsano Dalkii, soo noqda!"
Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in Dalkauu ka dhacay Isbedel Lataaban Karo, Qurbajoogtanah looga baahanyahay in ay dhistaan Dalkooda.
Halkaan ka Daawo Hadalka Madaxweynaha:-
Share this page
More News
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
- Xasan Sheekh “Al-Shabaab way ka faa’iideesanayaan Arimaha Kismaayo”
- Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Deegaanada Al-Shabaab ay Maamulaan
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.