Al-shabaab oo isaga baxay Cadaale
Muqdisho (KON) - Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab ayaa iskaga baxeen Degmada Cadaale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe kadib markii Ciidamda Dowlada iyo kuwa Amisom ay usoo dhawaadeen.
Wararka ayaa sheegaya in Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab ay isaga baxeen Cadaale, ayadoo aan la ogayn halka ay beegsadeen.
Xarumuhii laga Maamuli lahaa Degmada ayaa Saakay iska banaan sida Saldhigga Booliska.
Degmooyinka Jowhar iyo Mahaddaay ayaa dhawaan lagala wareegay Kooxda Shabaab oo mudo maamuli jirtay.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Dowlada Soomaaliya oo laga taageerayo din u dhiska dalka
- Duqa Hobyo oo ka badbaaday isku day Dil
- Madaxweynaha Galmudug Qaybdiid oo Muqdisho Shir ka qaybgalaya
- Arin naxdin leh oo ka dhacday Baydhabo
- Wasiirka Warfaafinta oo la hadal hayo in Xilka laga wareejiyo // Warbixin
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.