Baladweyne oo lagu Dagaalamay
Baladweyne (Keydmedia) - Dagaal Culus ayaa ka dhacay Magaalada Baladweyne dhexmaraynah Ciidamada Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Itoobiya iyo Al Shabaab oo dhinac kale ah.
Dagaalka oo ka dhacay xaafada H/wadaag ayaa ka danbeeyey kadib marki ay xoogaga Shabaab weerar qorsheysan ku qaadeen saldhig ay ciidamada Itoobiya ku lahaayeen halkaasi.
Dagaalka ayaa socday daqiiqado waxaase uu aad u cabsi geliyey shacabka magaalada, inkastoo marki danbe ay xabada joogsatay.
Saraakiisha dowlada ee ku sugan magaalada Baladweyne ayaa ku tilmaamay dagaalka mid aanan wax qasaara ah kasoo gaarin xagooda, waxa kale oo ay sheegeen in ay carareen kooxihi soo weeraray.
Si cad looma oga qasaaraha ka dhashay dagaalka.
Keydmedia.net - Xafiiska Baladweyne
Share this page
More News
- Waa kuma Ninka Askariga Ingiriiskaa London ku Dilay? Warbixin
- R/wasaare Saacid oo ka hadlay Dhaqaalo soogaaray dowlada
- Obama oo ka hadlay Dagaalka lagula jiro Al-Qaacida
- Madaxweyne Qaybdiid oo la dardaarmay dhalinyarada Galmudug
- Madaxweyne Xasan “Wada shaqaynta Xukuumada iyo Baarlamaanka ayaa guul lagu gaari karaa”
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.