Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Friday 1 February 2013 08:00

Catherine Ashton oo sheegtay inay wali jirto qatarta Al-Shabaab

Muqdisho (KON) Xogheeyaha midhow Midowga Yurub ee arimaha dibada Catherine Ashton oo ka hadashay xaalada Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab.

Teaser Image Catherine Ashton oo sheegtay inay wali jirto qatarta Al-Shabaab

 

Waxay sheegtay Catherine Ashton in Al-Shabaab awoodii haatan la wiiqay laakiin waxay xustay Al-Shabaab in ay wali qatar ku yihiin amaanka deegaanada Soomaaliya.

“Soomaaliya oo nabad ah waxay la mitahay, Aduunka oo nabad ah, maxaayeelay waxay bisku xiranyihiin”sidaasi waxaa yiri xoghaayaha arimaha dibada ee Nidowga Yurub.

Sidoo kale waxay sheegaty in haatan Midowga Yurub uu caasimanayo AMSIOM taasin ay tahay sidii loo heli lahaa xal waara oo ay helaan dhamaanba dadka Soomaaliyeed.

Keydmedia Online xafiiska Muqdisho

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top