Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Sunday 3 February 2013 11:42

Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Jaaliyada Soomaalida ee London

London (KON) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Magaalada London ee Xarunta Dalka Briten ayaa Munaasabad soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha iyo Wafdigiisa Loogu sameeyay Magaaladaasi London.

Teaser Image Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Jaaliyada Soomaalida ee London

Madaxweynaha ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingriiska ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu Madaxweynuhu ayuu yiri in Maanta dalku uu doonayo damiir dhaqaaqaya oo wadaninimo huwan ee ka samata Bixiya dhibaatada Mudada Fog Ragaadisay taas uu sheegay in ay ku imaaneyso wada Jirka Umadda Soomaaliyeed iyo in laga wada qayb qaato dib u hagaajinta dalka.

Hadaba Halkaan ka Daawo Sawiradda so dheweynta Madaxweynaha:- (Xuquuqda Sawiradda: Abdisalam Caatto)

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top