Dagaal ka dhacay Deegaanka Aw-Diinle & Meleeshiyo ka tirsan Kooxda Shabaab oo la qabqabtay
Baydhabo (KON) - Dagaal Culus ayaa Xalay dhexmaray Ciidamada Dowlada iyo kuwa Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab agagaarka Deegaanka Aw-Diinke ee Gobolka Baay.
Iska Horimaadkaan ayaa dhacay kadib markii Kolonyo uu la socday gudoomiyaha gobolka Baay C/fataax Ibraahim Geeseey ey soo weerareen Meleeshiyaadka Kooxda Shabaab.
Gudoomiyaha oo la hadlay Wabaahinta ayaa sheegay in Dagaalkaas eysan Waxba kasoo gaarin Asiga iyo Ciidamda Dowlada. Sidoo kale Geeseey ayaa sheegay in ey ka adkaadeen Meleeshiyaadkaas.
"Waxaan Qabanay ilaa iyo siddeed ka tirsan Kooxda Shabaab, waana soo bandhigi doonaa dhawaan" ayuu yiri Gudoomiyaha.
Goobjoogayaal la hadleen Warbaahinta KEYDMEDIA ONLINE ayaa sheegay in 2 ka tirsan Saraakiisha Ciidamda Dowlada lagu dhaawacay Dagaalkaasi.
Ma jiraan Warar xaqiijinaya khasaaraha ka dhashay dagaalkan.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya // Dowlada oo Shir heer Qaran ah furtay
- Hog. ka tirsan Maleeshiyada Raaskambooni oo Dhaawac loogu geestay Kismaayo
- Qarax Ciidamada Kenya lagula eegtay Kismaayo
- Ciidamada Dowladda oo la wareegay Deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/hoose
- Ciidamada Iftiin Baasto oo Howlgallo ka wadaan xaafadaha ay Kismaayo ka maamulaan
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.