Itoobiya oo lagu qabtay rag ka tirsan Al-Shabaab
Muqdisho (KON) - Dowlada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay gacabta ku dhigtay dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
TVga Itoobiya ayaa baahiyay in ciidamada amaanka ee wadankaasi ay gacanta ku soo dhigeen ilaa iyo 15-dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab.
Warbaahinta oo soo xiganaysa saraakiil ka tirsan sirdaanka dowlada ayaa sheegay in dagaalyahanadaan maalmahaan oo dhan lagu raadjoogay isla markaana haatan gacanta lagu soo dhigay.
Sidoo kale Tvga ayaa soo bandhigay walxaha qarxa, qoraha fod fududd, calanka Al-Shabaab, iyo waliba muuqaalo bixinaya fariimo dagaal oo ay wateen dadka la qabtay.
Sirdoonka wadanka itoobiya faah faahin kama uusan bixin shaqsiyaadla la qabtay halka ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan, inkatoo ay sheegeen in ragaan ay taba baro ku soo qaateen wadanka Soomaaliya gaar ahaan xerayaha Al-Shabaab.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Qorshe lagu tilmaamay Ciribtirka Al-shabaab oo ka socda Gobolada Dhexe
- Kooxda Axmed Madoobe “Kismaayo Dhiig ayaa ku daadan doona! // Warbixin
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.