DEG DEG: Qaraxyo xoogan ka dhacay Jowhar
Muqdisho (KON) - Magaalada Jowhar oo ay goor dhow la wareegeen ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMSIOM ayaa waxaa lagu soo waramayaa in qaraxyo xoogan laga maqlay magaaladaasi.
Qaraxyadaan ayaa waxay ka dhaceen xaafadaha Horseed iyo Hantiwadaag ee magaaladaasi jowhar, inkastoo aanan la sheegin wax khsaaro ah oo ka dhashay qaraxyadaan.
Labaadan qarax mid ka mid ah ayaa wuxuu ka dhacay Saldhiga magaalada oo ay ku suganaayeen askarta dowlada lamana sheegin in wax khasaaro ah uu soo gaaray.
Saakay ayee aheydm markii Ciidamda Dowlada iyo kuwa Amisom ey la wareegeen Magaalada Jowhar.
Wixii kusoo kordha Warkaan kala soco Keydmeida.net
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Kooxda Axmed Madoobe “Kismaayo Dhiig ayaa ku daadan doona! // Warbixin
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
- Xasan Sheekh “Al-Shabaab way ka faa’iideesanayaan Arimaha Kismaayo”
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.