Dhageyso: Maamulka Galmudug oo ka hadlay Mashruuca Gobolka Hobyo // & Xeebta Hobyo
Hobyo (KON) - Wasiirka Wasarada Kaluumaysiga Dakadaha iyo Qayradka Bada Galmudug C/Qaadir Calli Jaamac aya waxa uu Ka Warbixiyay Halka ay Maryaan Dhismaha Xarumaha Dowlada Gobaledka Galmudug ee Gobalka Hobyo.
Wasiirka ayaa waxa uu Tilmaamay in ay socdan Hawulihi lagu Dhisayay Xarumaha Dowlada ee Gobalka Hobyo iyo Sidoo kale Arimo ku Saabsan wacyi Galin loo Sameenayo dadka ku nool Gobalka Hobyo ee ku adan Sidii looga wacyi galin laha in ay ku biiraan Burcad badeeda ka qawlaysata xeebaha somaliya.
Dhawan ayuu shegay in si rasmi ah loo bilaabayo Xarumaha Dowlada arinkasi uu yimid Kadib Markii jaaliyada Galmudug e Amreica ay soo Direen lacagihi lagu dhisilaha xarumah waxana uu baaq u diray jaaliyada kale ee Galmdug ee ku nool qaarada Ameerica in ay ka Qayb qaatan Hawulaha Horumarineed ee ka Soconaya Deganada Galmudug.
Hallkaan Guji
Sikastaba arimahan ayaa la filayaa in ay bilowdaan goordhaw dayactirka iyo Dhismaha Xarumah Dowlada ee Gobalka Hobyo.
Libaan Ciise Omar
Keydmedia Online - Xafiiska Gaakacyo/Hobyo
Share this page
More News
- Idiris X.Faarax Oo Laga Waraystay Fadeexadii Cunto Karinta Faroole Iyo Wiilkiisa
- Mooshinkii looga soo horjeeday Xukumada oo la joojiyay
- R/wasaare Saacid oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika
- Midowga Yurub oo bixinaya Malaayiin Dollar oo lagu dagaalo Burcad-badeeda
- Kulan looga soo horjeeday Faroole oo ka dhacay G/Bari
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.