Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Saturday 6 October 2012 17:24

► Gen. Morgan: “Waa inaan Habeenkii soo Baabi’inaa…” - Daawo Video Sir Ahaa!

DAAWO VIDEO CUSUB (KON) - 20 Sano ayaa ka soo wareegtay Dacdadaan hada aad Daawaneysaan, waxaana moodaa in ay isku xiranyihiin arinta Maantay taagan. Shalay Morgan iyo Gabyoow, maantay Gaandi iyo Faroole.

Teaser Image ► Gen. Morgan: “Waa inaan Habeenkii soo Baabi’inaa…” - Daawo Video Sir Ahaa!

Video-gaan ayaa laga Arkaayaa Gen. Morgan oo Ciidamadiisa ku dhahaaya: "Dooxatooyin Habeenkii ah in la sameeyo weeye"

"Habeenkii mishino inta la diro (Dad Tababaran) Bulo Marento soo Baaba'shaan ayaa loo baahanyahay" Ayuu Afkiisa ka leeyahay General Morgan.

Sheegidda ama sheegashada Magac Qabiil wax dhibaal ma laha oo waa soo jireen kamid ah hiddaha iyo dhaqanka ummadda. Hase ahaatee waxaa Xadgudub ah in Qabiilnimo lagu dhaarto oo magac Qabiil wax lagu bi'iyo-qaab kastaba haku yimaadee.

Looma bahna in la sii barakiciyo malaayiin kale. Soomaaliyeey ka fiirsada oo u Fiirsada kuwa falkaas ku Naaxay. Ka Fiirsada: Jaga doon, jeeb doon iyo Jaajuus Shisheeye.

Keydmedia Online - Xafiiska London

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top