Madaafiic xalay ku soo dhacay Muqdisho
Muqdisho (KON) - Waxaa Xalay kusoo dhacay Caasimada gaar ahaan Degmooyinka Boondheere iyo Wardhiigley, oo ku dhow xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, Madaafiic Hoobiyeyaal ah oo aan wali la ogeyn cida soo tuurtay.
Ugu yaraan Shan ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacantay Weerarkaan, waana kii ugu horeeyay oo ka dhaca Muqdisho mudo 4 Bilood.
Madaafiicdaan oo kusoo dhacay Meel u dhaw Madaxtooyada ayaan wali la ogeyn Cida ka dambeesay.
Dadkaan ku dhaawacmay ayaa ahaa isku qoys.
Duqeymihii xalay ayaa imaanaya, iyadoo shalay uu ka dhoofay magaalada Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Turkiga.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Daawo: Weerarkii Xarunta UNDP - Faahfaahin
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.