Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Sunday 4 November 2012 17:45

Liiska Magacyada Wasiirada Cusub / Daawo

Muqdisho (KON) - Raysul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa dhawaan ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo ka kooban 10 Wasiir.

Teaser Image Liiska Magacyada Wasiirada Cusub / Daawo

Keydmedia Online ayaa u suuragashay in ey Magacyada hesho kahor inta lagu dhawaaqin.

Asbuuci hore ayee aheyd markii Keydmedia Aqritayaasheeda usoo Bandhigtay Qaar kamid ah Wasiirada Cusub.

Hadaba Hoos ka Akhriso Liiska magacyada wasiirrada cusub:

  1. Marwo Fowsiya Yuusuf X. Aadan: Raysul wasaare ku xigeen, ahna wasiirka arrimaha dibedda
  2. Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi: Wasiirka Gaashaandhigga
  3. Mudane Cabdullaahi Abyan Nuur: Wasiirka Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta
  4. Mudane Cabdikariim Xuseen Guuled: Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.
  5. Mudane Maxamuud Xasan Suleymaan: Wasiirka Maaliyadda & Qorsheynta
  6. Mudane Cabdullaahi Ciil-Mooge Xirsi: Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta
  7. Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed: Wasiirka wasaaradda Khayraadka Dalka
  8. Mudane Muxyadiin Maxamed Kaalmooy: Wasiirka wasaaradda Howlaha Guud
  9. Mudane Maxamuud Axmed Xasan: Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
  10. Marwo/Drs Maryan Qaasim: Wasiirka Horumarinta Adeegga Bulshada

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho


Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top