Nabadoon lagu toogtay Ceelbuur
Ceelbuur (KON) - Magaalada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud ayaa Maantay Kooxo Hubeysan ku dileen Nabadoon Caan ka ahaa Magaalada oo lagu Magacaabi jiray Cabdullaahi Maxamuud Faarax.
Dilka Nabadoonkaan ayaa wuxuu ka dambeeyay kadib markii kooxo hubaysan ay toogteen xilli uu ku sugnaa gudaha Magaalada.
Ilaa hada lama garanayo sababta ka dambeysa dilka loo geestay Oday dhaqameedkaan.
Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Galgaduud ayaa Dilkaan ku eedeeyay iney ka dambeeyeen Kooxda Al-Shabaab.
Nabaddoonka la dilay wuxuu ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee sida aadka ah looga yaqaanno degmada Ceelbuur.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
- HA DHALIILIN AADMIGA ADIGOON WAX DHEERAYN! // Suugaan - Daawo
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.