Nalalka ku shaqeeya Cadceeda oo laga hirgalinayo Bakaaraha iyo Suuqbacaad
Muqdisho (KON) Maamul gobalka Banaadir ayaa sheegay in wadooyinka magaalada Muqdisho oo dhan ay galin doonaan Layrar ama Nalal si bilicdii magaalada ay u soo laabato.
C/kaafi Hilowle Cusmaan oo ah xoghaayaha maamulka gobalka Banaadir ayaa wuxuu sheegay in qorsha maamulka in uu taahan yahay in dhamaanda wadooyinka gobalka lagu balaariyo Iftiinka Nalalka.
Sidoo kale xoghaayaha maamulka gobalka Banaadir ayaa wuxuu sheegay Nalalka ku shaqeeya Cadceeda in lagu hormarin doono suuqyada waaweyn ee bakaaraha iyo Suuqbacaad.
Maamulka gobalka Banaadir ayaa qaybo badan oo ka mid ah gobalka wuxuu ka hirgaliyay nalalka iftiinka badan eek u shaqeeya Cadceeda qoraxda.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya // Dowlada oo Shir heer Qaran ah furtay
- Hog. ka tirsan Maleeshiyada Raaskambooni oo Dhaawac loogu geestay Kismaayo
- Qarax Ciidamada Kenya lagula eegtay Kismaayo
- Ciidamada Dowladda oo la wareegay Deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/hoose
- Ciidamada Iftiin Baasto oo Howlgallo ka wadaan xaafadaha ay Kismaayo ka maamulaan
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.