R/wasaare Saacid oo kulamo la leh Bulshada Shabeelaha Hoose
Muqdisho (KON) Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa haatan wuxuu kulamo la qaadanayaa qaar ka mid ah dadka deegaanka ee gobalka Shabeelaha Hoose.
Kulankaan ayaa wuxuu ka socdaa magaalada Marka wuxuuna ka danbeeyay ka dib markii halkaasi ay gaareen Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi wasiiro ah oo uu hogaaminayay.
Waxyaabaha looga hadlayo kulamadaan ayaa waxaa qayb ka ah xaalada gobalka Shabeelaha Hoose iyo waliba dad gobalkaasi oo ka hadlaya sida ay u arkaan maamulka jira iyo maamulka ay u baahanyihiin.
Waa markii ugu horaysay oo uu Raysal wasaaraha Soomaaliya Safar ku tago magaalada Marka tan iyo markii loo magacaabay xilka Raysal wasaare ee Soomaaliya.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Baarlamaanka oo ka doodaya mooshinka looga soo horjeedo xukuumada
- Somaliland: Deeqda caalamka nooma soo marayso dowlada Soomaaliya
- Hambalyo Waamo State… iyo Baaq ku Socda Dowladda Soomaaliya
- Gudoonka Baarlamaanka oo digniin u diray qaar ka mid ah xildhibaanada
- AMISOM oo ka hadashay howlgalo ka socda Muqdisho
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.