Salaad Cali Jeelle: Sharif Sheikh Axmed iyo Al-Shabaab waa isla shaqeyn jireen
Muqdisho (KON) - Wasiir ku Xigeenkii hore ee Xukuumadii Cabdullahi Yusuf Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in uu Madaxweynihii TFG-da Shariif Sheekh Axmed xiriir la lahaan jiray Kooxda Shabaab.
Salaad Cali Jeelle oo la hadlay Idaacada Shabelle ayaa ku eedeeyay Madaxweynihii hore ee Dowlada kumeel gaarka Sharif Sheikh Axmed in uu la shaqeyn jiray Kooxda Shabaab, una fududeeyay Maamulka Jowhar.
"Al Shabaab awood ay ku heestaan Jowhar malaheen laakiin wax kasta waxa usuura galisay Dowladdii Shariif waana middaas mid cadenta u’ah in Shariif Axmed wadashaqayn uu kala dhexeeyay Al Shabaab" Ayuu yiri Salaad Cali Jeele isigoo la hadlaayo idaacada Shabeele.
Salaad Cali Jeelle waxa kasoo yeeray waa hadal Culus waxaana loo baahanyahay in uu tafaasiir intaan ka badan ka bixiyo.
Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi
Share this page
More News
- Video: Siyaasiin Soomaali ah oo ku cadaadiyay Dawlada Norway inay… // Daawo
- IGAD: Wixii Kismaayo ka dhacay waa Sharci daro | Dowladda ha looga danbeeyo -Warbixin
- Waa kuma Ninka Askariga Ingiriiskaa London ku Dilay? Warbixin
- R/wasaare Saacid oo ka hadlay Dhaqaalo soogaaray dowlada
- Obama oo ka hadlay Dagaalka lagula jiro Al-Qaacida
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.