Saldhigyo ay Shabaab leeyihiin oo la Duqeeyay
Kismaayo (Keydmedia) - Diyaaradaha dagaalka ee Kenya ayaa Saakay duqeyn culus ka geysteen saldhigyo ay Al Shabaab ku lahaayeen meel aanan ka fogeyn deegaanka Qooqaani.
Saraakiisha dowlada ee ku sugan Jubooyinka ayaa sheegtay in duqeymahaasi lagu dilay dagaalyano ka tirsan Al Shabaab oo aysan sheegin cadadooda, laakin Kenyanka wax war ah kama aysan soo saarin duqetmaha.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in ay arkeen iftiin cirka kasoo baxaya iyo qaraxyo xalay saqdi dhexe iyo Saakay, waxa kale oo ay sheegeen in qaraxyada kadib ay maqleen rasaas u muuqatay iska hor imaad.
Keydmedia.net - Xafiiska Kismaayo
Share this page
More News
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
- Xasan Sheekh “Al-Shabaab way ka faa’iideesanayaan Arimaha Kismaayo”
- Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Deegaanada Al-Shabaab ay Maamulaan
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.