Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Friday 16 March 2012 10:08

Nin Soomaali ah oo Dad ku Tooreeyay Dalka New Zealand

London (Keydmedia) - Nin Soomaali ah oo ku nool Dalka New Zealand gaar ahaana Magaaladda Christchurch ayaa Dad Dariiqa maraayeen ku weeraray Mindi.

Teaser Image Nin Soomaali ah oo Dad ku Tooreeyay Dalka New Zealand

27-Sano Jirkaan oo 2-Mindiyood Gacmaha ku sitay ayaa kala carar ku riday Dadkii marayay Hoon Hay street markii uu 2-Qof toorey la dhacay.

Wiilkaan oo aan la Sheegin Magaciisa ayaa waxaa toogtay Booliiska xilli uu doonayay innuu baxsado,waxaana haatan lagu dabiibayaan goob Caafimaad.

Booliiska ayaa Wiilka Garabka ka toogtay xilli uu doonayay innuu la baxsado Gaari ay wadatay Haweenay uu mindi la dhacay,sida ay Sheegeen Dad goob joogayaal ahi.

Ugu dambeyntii Booliiska oo haatan baaritaano wada ayaa Kullan la leh Jaaliyadda Soomaaliyeed,waxaana ilaa hadda aan la ogeyn sababta uu falkaan ugu kacay.

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top