Suldaan Caan ah oo lagu toogtay Bartamaha Magaalada Boosaaso
Gaalkacyo (KON) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in mar dhaweed lagu toogtay Suldaan kamid ah Salaadiinta Beesha Ugaar Saleebaan, agagaarka Gaaca ee magaalada Boosaaso.
Wararka ayaa sheegaya in Suldaankaan oo lagu magaacbi jiray Suldaan Muuse Faarax Muuse (Onkod) si fiicanah looga yaqaanay Degaanada Maamulka Puntland lagu toogtay agagaarka Gaaca ee magaalada Boosaaso.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Suldaanku maalmihii u danbeeyay uu dhaliishanaa Siyaasadda Faroole kana soo horjeeday ficilada heyb sooca ku saleysan ee uu ku dhaqaaqo maamulka Faroole.
Suldaanka wuxuu kamid ahaa Salaadiinta sida weyn uga qeybqaadan jiray Heshiisiinta Beelaha ku dagaalami jiray Degaanka.
Wixii kusoo kordha warkaan kala soco Keydmedia Online
Keydmedia Online - Xafiiska Gaalkacyo
Share this page
More News
- Daawo: Weerarkii Xarunta UNDP - Faahfaahin
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.