Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Wednesday 2 January 2013 12:06

Suudaan iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xiriirka u dhaxeeya

Muqdisho KON) Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa waxay ka wada hadleen xiriirka u dhaxeeya lada dal ka dib markii madaxweynaha Soomaaliya uu gaaray wadankaasi Suudaan.

Teaser Image Suudaan iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xiriirka u dhaxeeya

Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in labada madaxweyne ay ka wada hadleen xiriirka ka dhaxeeya.

Wuxuu sheegay in leesku raacay in la sii xoojiyo xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya wadamada Soomaaliya iyo waliba Suudaan maadaama hada Soomaaliya ay yeelatay dowlad rasmi ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale waxaa lagu wadaa in uu kulan la qaato jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Suudaan.

Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top