Wiil lagu toogtay Baydhabo
Baydhabo (KON) - Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Xalay lagu dilay Qof Rayid ah.
Kooxo Bastoolado ku hubeysnaa ayaa Wiil Dhalinyaro ah weerareen kuna toogteen Bartamaha Magaalada.
Wali ma cada Sabaabta Wiilkaan loo dilay, Nimankii Dilkaan fuliyaynah wee ka fakadeen Goobta intii Ciidamda eysan imaanin.
Dilalka ayaa kusoo batay Magaalda Baydhabo.
Keydmdia Online - Xafiiska Baladweyne
Share this page
More News
- Daawo: Weerarkii Xarunta UNDP - Faahfaahin
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.