Can Somalia’s new PM deliver on reform promises?
Malaayiin dollar ayay Madaxda dowladda ku bixiyaan safaro aan micno lahayn, xafladdo baashaal ah iyo mooshinno, taasoo shacab badan noloshooda lagu badbaadin karo.
Abdelmoula, oo a ku-xigeenka ergayga QM James Swan ayaa xusay in 25-ka milyan ay wax badan ka tarayso xaaladda bini'aadanimo ee degaanada sida aadka ah u saameysay abaarta.
Abaaraha ayaa sidoo kale sababay dhimashada in ka badan 700,000 oo xoolo ah laba bilood gudahood, sida ay sheegeen hay'adaha samafalka caalamiga ah.
Abaaraha ba'an ee dalka ku dhuftay bilihii u danbeeyey, ayaa saameyn ku yeeshay inta badan nolosha dadka Soomaalida, waxana soo kordhaya kiisaska dhimashada ah ee la soo werinayo.
Heer aad u sareeya ayey xiligan mareysaa abaarta ka taagan Gobolka Gedo, waxaana dhamaaday badi xoolihii ay dadku dhaqan jireen.
Xaalad adag ayey xilligan wajahayaan dadka ku dhaqan, deeggaano badan oo ka tirsan koonfurta Soomaaliya, waxaana xooggeysatay abaartii ka jirtay goobahaasi, iyadoo iminka kiisas dhimasho ah la soo werinayo.
Colaadaha ka jira gobollada Galgaduud, Shabeellaha Hoose iyo Jubbooyinka ayaa horseeday dad badan inay barakacaan, islamarkaana ay horseeday dhibaato bini’aadanimo oo sii adkaysay xaaladdii jirtay.