Keydmedia Online Topic page

Dhacdooyinka Todobaadka

Todobaadkii tagey, Muqdisho waxay gashay marxalad dagaal, oo dad lagu qiyaasay 100,000 oo qof ay ku barakaceen markii ugu horeysay muddo ka badan 15 sano, kala soco macluumaad dheeraad ah warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 25 April 2021

Maalmihii lasoo dhaafay waxay Farmaajo u ahaayeen kuwa xanuun badan oo waji gabax iyo diidmo kala kulmay mudo-korarsigiisa sharci-darrada, kala soco macluumaad dheeraad ah Warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 18 April 2021

Todobadii Cisho ee ugu dambeysay, dalka waxaa qabsatay muddo-kordhinta Farmaajo uu Gollaha Shacabka u sameeyay 12-kii April, kala soco macluumaad  badan warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 11 April 2021

Todobaadkii tagey waxaa burburay Shirkii rajada laga qabay inuu soo afjaro khilaafka doorashadda Soomaaliya, waxaana dalka uu galay marxalad hubanti la'aan ah, kala soco Macluumaad kale Warbixinta Todobaadlaha Keymedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 4 April 2021

Gollaha Shacabka waxaa ka jirtay hadal-heyn xooggan Todobaadkii tagey, iyadoo Xildhibaanada u kala qeybsameen Mucaaradka iyo Muxaafid, kala soco Macluumaad intaas ka badan Warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 28 March 2021

Todobaadkii tagey wuxuu ahaa midkaloo mashquul badan, oo lagu xasuustaa isdhiibidii Janan uu isku soo dhibay dowladda Soomaaliya iyo Kulankii Gollaha Shacabka ayaa sawaxan iyo buuqa kusoo dhamaaday, tani waa dhacdooyinka todobaadka ee KON. 

Warbixin Keydmedia Online | 8 March 2021

Dhacdooyin waaweyn oo kala duwan ayaan tebinay Isbuucii tagey, halkan kuwii ugu doorka roonaa ayaan kugu soo gudbinaynaa, ka akhriso Warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 28 February 2021

Todobaadkii lasoo dhaafay, Soomaaliya waxaa soo maray maalmo xanuun badan oo taariikhda baal-muqdi ah ka galay kadib markii shaqsiyaad muhiim ah uu dilay COVID-19, kala soco macluumaad dheeraad ah Warbixinta Todobaadlaha ee Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 22 February 2021

Wuxuu ahaa Todobaad dagaal iyo dibadbaxyo dhaceen, oo dadka degan Muqdisho soo xasuusiyay 1991-kii, waxaana banaanbax usoo baxay wajiga qarsoon ee Farmaajo, macluumaadkan iyo kuwa kale uga bigo dhacdooyinka Todobaadlaha, ee Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 13 February 2021

Wuxuu ahaa Todobaadkii tagey mid ay Soomaaliya ku noqotay Madaxweyne la’aan kadib markii uu 8-dii bishan ku ekaa mudo-xileedkii Farmaajo, firaaqa dastuurka iyo warar kale uga bogo warbixinta todobaadlaha ee Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 7 February 2021

Todobaadkii tagey, Soomaaliya waxay waysay qof qaranka muhiim u ahaa oo taariikhda difaacada dalka baal-dahab ah ka galay iyo dhismaha Ciidanka xoogga, waa Jeneraal Galaal oo argagaxisaddu dishay, kala soco Taariikhdiisa iyo Macluumaad kale dhacdooyinka Todobaadka Keydmedia Online.

Warbixin Keydmedia Online | 31 January 2021

Isbuucii lasoo dhaafay waxaa jiray dhacdooyin waaweyn, oo ka dhacay dalka, kala soco warbixinta Todobaad-laha Keydmedia Online.

Weather Mogadishu, SO

clear sky 26.4°C clear sky
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)