Dhallinyaro isxilqaantay oo dadkooda Daawo gaarsiiyay
Socdaalka Muuse ayaa yimid kadib casuumaad u uka helay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, oo aan la ogeyn wuxuu ugu yeeray oo ay kawada hadli doonaan.
Shaqada Garoonka ayaa la joojiyay kadib markii uu shilka dhacay, waxaana socda dedaallo diyaaradda Air Djibouti meesha ay ku degtaan diyaaradaha looga jiidayo.
Madaxweynaha Sahle-Work ayaa uga mahadcelisay Jabuuti in ay tahay dalkii ugu horreeyay ee jawaabta wanaagsan ka bixiya howlgalka Ciidanka Militeriga dowladda Itoobiya ee gobolka Tigray.
Madaxweynihii 7aad ee dalka ayuu soo noqday 2009-2012, waxuuna isku diyaarinayaa inuu markale u tartamo xilka doorashadda Febuary 2021.
Askratan ayaa waxaa ku jira taliyeyaal iyo saraakiil ciidan.
Waxaa kulanka looga hadlay arrimo dhowr ah, oo siyaasadda iyo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya ku saabsan, iyadoo Geelle uu u sheegay Khayre Jabuuti inay garab taagan tahay marwalba dalka ay walaalaha yihiin.
Waa Safarkiisii ugu horreeyay oo dibadda ugu baxo tan iyo markii xilka laga qaaday July 25.
Madaxweynaha ayaa safar ku tagey dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula soo kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Mas'uuliyiin kale, oo ay kawada hadleen arrimo khuseeya Xaaladda Soomaaliya.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa shirar muhiim ah la yeelan doono madaxda Jabuuti, oo uu ku jira Ismaaciil Cumar Geelle, oo dhawaan qaabilay Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni.
Isagoo Ciidan cusub tababar ugu soo xirayay Dugsiga tababarka Lixle, ayuu Muuse Biixi Cabdi ku sheegay in Somaliland ay kasoo horjeedo Ciidanka la qorsheynayo in loo sameeyo dalalka ku yaalla Badda Cas.
Wadahadalada dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa soo jiitamayay in ka badan 10 sano ah, waxaana u sabab ah hir-gelin la'aanta qodobada laga soo saaro.