Dhallinyaro isxilqaantay oo dadkooda Daawo gaarsiiyay
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxa ay kusoo deysay dhallinyaro aad u badan oo ay sheegtay iney Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ka tirsan yihiin, laakiinse waxaa lakala aqoon waayay kuwa ka tirsan Argagixisadda Al-Shabaab iyo NISA, waa Warbixinta Wariyaha KON ee Muqdisho.
Toddobaadyadii u dambeeyay waxaa la arkayay caruur la baafinayo kuwaasoo siyaabo kala duwan uga ambaday xaafadahooda, kaddibna baraha bulshadu ku xiriirto lasoo dhigay baafinta caruurtaas, waa Warbixinta Wariyaha Keydmedia Online ee Muqdisho.
Dowladda ayaa Ciidamo dheeraad ah kusoo daadisay Maanta wadooyinka Caasimadda kadib markii qaraxyo iyo dilal dhowr ah ay dhaceen maalmihii lasoo dhaafay.
Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in Kulanka looga hadli doono Maalgashiga dalka iyo Amniga, oo ah labo arrimood oo isku xiran.
Cabdikariin Xuseen Guuleed wuxuu soo noqday dowladdii Xasan Sheekh Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga kadibna Madaxweynaha Galmudug.
Wasiiru dowalaha ayaa sheegay in dadka xiran su'aallo la waydiinayo, islamarkaana Maxkamd la horkeeni doono maalmaha soo socda.
Gudoomiyaha ayaa shalay kasoo laabtay dalka Turkiga oo looga soo daaweeyay dhaawac kasoo gaarey Qarax sanadkii tagey lagula eegtay Gaari uu watay wadada 21-ka October ee Muqdisho.
Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo kamid ah Caasimadda, waxaana kasoo baxayay warar kala duwan Khasaaraha ka dhashay.
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyeen gurigiisa oo muda 30-sano si sharci-dara ah looga heestay.
Tiro dad ah ayaa ku geeriyootay in kalena way ku dhaawacmeen Qarax goor dhaw ka dhaca gudaha Suuqa Bakaaraha.
Sida ay sheegeen Goobjoogiyaasha, qaraxa oo ahaa miino waxaa eegtay Kolonyo uu la socday Taliyaha Ciidanka Asluubta Jen Mahad C/raxmaan [Shub].
Jugta qaraxa ayaa ahayd mid culus, oo laga maqlay meelo fog oo katirsan Caasimadda dalka.