Somalia needs to move forward together, says president
Wararka ayaa sheegaya in Labada dhinaca ee dalaamaya ay yihiin dad Xolo Dhaqato ah oo sida la sheegay isku heystaan dhul daaqsimeed ku yaalla degaanka, waxaana odayaasha dhaqanka ku baxeen deminta colaadda.
Safarka Jian ayaa yimid kadib markii ay Somaliland dhowaan oggolaatay inay Taiwan xafiis diblomaasiyasadeed ka furato Hargeysa kadib markii labada dhinac ay heshiis kala saxiixdeen.
Isagoo Ciidan cusub tababar ugu soo xirayay Dugsiga tababarka Lixle, ayuu Muuse Biixi Cabdi ku sheegay in Somaliland ay kasoo horjeedo Ciidanka la qorsheynayo in loo sameeyo dalalka ku yaalla Badda Cas.
Wadahadalada dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa soo jiitamayay in ka badan 10 sano ah, waxaana u sabab ah hir-gelin la'aanta qodobada laga soo saaro.
Janeraal Muuse Jaamac Delef oo Somaliland ugu magacaaban taliyaha qeybta Gobalka Sanaag ayaa hogaaminayay duulaanka lagu qabsaday magaalada Dhahar.