Keydmedia Online Topic page

Puntland

Waa bogga Wararkii ugu dambeeyay ee Puntland ka soo baxa. Boggaan waxaad ka haleysa Qoraallo, Fallanqeyn iyo Wararka Deegaanka Puntland. Puntland ama Buntland waxay si rasmi ah u tahay Dowlad goboleedka Puntland, waa maamul goboleed ku yaalo woqooyi bari ee dalka Somaaliya. Maamulkaan caasimadiisa waa Garoowe ee gobolka Nugaal.

News Keydmedia Online | 9 July 2020

Janeraal Muuse Jaamac Delef oo Somaliland ugu magacaaban taliyaha qeybta Gobalka Sanaag ayaa hogaaminayay duulaanka lagu qabsaday magaalada Dhahar.