Dagaalkii Canfarta iyo Soomaalida oo mar kale dib u billowday
Beeshiisa waxay sheegtay in Farmaajo iyo Rooble ay iska indha-tireen kiiska, islamarkaana diideen in cadaaladda la horkeeno kuwii dilay.
Waa shirkii 6aad oo Farmaajo ku baaqayo tan iyo December 2020, kuwaasoo dhamaantooda fashilmay.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa xalay ku geeriyoodey Isbitaal ku yaalla magaaladda Nairobi, ee Caasimadda dalka Kenya, walina ma jirto war la xaqiijin karo oo sheegaya sababta geerida Marxuumka, inkastoo ay Keydmedia Online ogaatay in marxuumka si deg-deg ah loola cararay Nairobi.
Ra’iisul Wasaare Boris Johnson ayaa lagu dhaleeceeyay inuu 4 billion oo dollar ka jaray miisaaniyadda sanadlaha ee gargaarka dibadda.
Farmaajo isna waxaa lagula taliyay maadaama mudo-xileedkiisu dhamaadey inuusan dastuurka ku xadgudbinm taasoo u uku wayn karo mudnaanta in loogu yeero madaxweynihii hore ee Soomaaliya.
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Dadkii Farmaajeysnaa 2017 waxay eedeen taageeradoodii, oo ay ka dhaxleen hogaan xun, musuq-maasuq, xad-gudub iyo kaligii-talisnimo.
Garoonka Aadan Cadde xiliga Habeenkii waxaa kaliya kusoo dega diyaaradaha Military ee u socda AMISOM iyo Ciidanka Mareykanka, mana looga baran diyaaradaha kale ee rakaabka ka shaqeeya.
Waxaan rajeynaya in DG iyo mucaaradka ku go'aan qaadan doonan isbeddelka Maamulka doorashada 2021 ee RW Roble ku dhaqaaqay.
Xildhibaanadda Golaha Shacabka, ayaa loo diray fariin gaaban oo loogu sheegay inuu birri jiro kulan weynihii Baarlamaanka.
Nawaaxiga Warshaddii hore ee Xeyle Bariise ayuu ka dhacay Qaraxa.
Khasaraaha dhimashada ayaa sii kordhaya, waxaana Isbitaallada la geeyay dhaawacyo badan, sida Saraakiisha amniga ay sheegeen.