Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

R’ayigaaga

Keydmedia Gormaa baratay oo aad ogaatay in ey jirto? Maalin walba miyaad Gashaa mise mar mar? Qoraaladeeda, Warbixinta, Analisiska, filimada, masawirada see bee kula yihiin? Ma jirtaa Safxad Soomaaliyeed oo lamid ah Keydmedia wax soosaar ahaan?

Keydmedia Gormaa baratay oo aad ogaatay in ey jirto? R'ayigaaga ku Qor Meshaan!

ali ahmed

| Sunday 16 February 2014

ku;Tifaf tiraha WWW. Shacabmedia

HADAAD ADIGU TUUR (GOOBE) LEEDIHIYO TOOTIR IYO QAALO TUKALEETO INAAD TOOSUSAA WAA TU’AAN DHICINE.

waxaan gabaygan usoo qaatay waa reer puntlantii la ogaa oo soomali ku dacaayadeynaysa Xabashi baa Dawlada madaxweyne Xasan Sheikh keeneen Somalia
Adeer arrinku sow uma eka ” gabadhii suuqeeda ka qadhaabsan jirtey ee mid aan hawshaa ku jiren kutiri
” NAA DHILLO”  looguna jawaabey “NAA MA ADNA ( xataa anta Quul )
Adeer isxusuuso intaanad Xabashi keenisteed cid ku caayin. mise waa ” XATAA ANTA YAA BINTA ?
soo gal shaxda cidla’ haka masayrine.

C/kariim Sweden

| Saturday 15 February 2014

Wariyayaashiina bara degmooyinka gobolka Banaadir Fagax iyo hurwaa jidkaas ma waxaa ku yaal degmo la yiraahdo Deyniile xaggee ka timid Dayniilada uu Fagax iyo hurwa ku sheegay wariyihiinu wan la yaabay.


Saturday 15 February 2014 16:59 Share on facebookShare on twitterShare on emailShare on print
Askari lagu dhex toogtay Gaari BL ah

Muqdisho (KON) — Askari ka tirsan Ciidanka Militariga DFS, ayaa Maanta lagu dhex toogtay Gaari HOMY ama Caasi ah Gudaha Magaalada Muqdisho, ee Caasimadda Dalka Soomaaliya.

Teaser Image Askari lagu dhex toogtay Gaari BL ah


Dhacdadan oo noqotay Mid si aad ah loo hadal hayo, ayaa waxa ay ka dhacday Wado ku taalla inta u dhaxaysa Suuqa Xoolaha iyo Isgoyska Fagax ee Degmada Dayniile, waxaana Dilka fuliyay Labo Wiil oo ka tirsan Kooxda Al shabaab.

Askariga oo ka tirsanaa Ciidamada Militariga ee DFS, ayaa Gaariga BL-ka ah waxa uu Saakay ka raacay Isgoyska Fagax, waxaan uu kusii jeeday Xaafadda Suuqa Xoolaha,ee Degmada Dayniile.

Labada Nin oo watay Bastoolado ayaa kamid ahaa Rakaabka Gaariga la socday, waxaana ay Askariga k atoogteen Madaxa, kadibna isaga degay Gaariga,iyagoo horey u qaatey Qori AK-47 ah oo uu watay Askariga.

Rakaabka Gaariga, ayaa si aad ah uga argagaxay Dhacdadan, waxaana Iyaga oo Dhiig badan gaaray iyo Gaariga oo saran Meydka Askariga la wareegay Ciidamo ka tirsan Militariga DFS ee ku sugan Isgoyska Ex-control Balcad. Kuwii dilka geestay ayaa Goobta isaga baxsaday, kahor inta aan Ciidanka DFS soo gaarin.

Degmooyinka Dayniile, Yaaqshiid iyo Huriwaa ee Waqooyiga Muqdisho, waxaa ka dhaca Falal isagu jira Dilal iyo Weeraro Habeen iyo Maalin ah, kuwaasi oo ay gaysanayaan Maleeshiyaad ka tirsan Al shabaab, oo Degmooyinkaasi ku dhex dhuumaalaysanaya.

Keydmedia Online — Xafiiska Muqdisho

Mustafa Kamaal Caamir

| Friday 14 February 2014

war maxaad uleedihiiin haweenbaa lakufsaday xageese lagu kufsaday Adinka iyo HRW-ba waxaad daba dhilif u tihiin cadawga dalka soomaliyeed ee donaya inuu dawladda qaranka ceebeeyo ee waxaan idin leeyahay hadalka yaan lala soo boodinee ee intaadan falin kafiirsada waxaani waa riwayad ey soo jileen dowlada cadawga ku ah dalkeena oo ay usoo hoos gambanayaa daba dhilifyada oo ay kamidka yihiin KEydMedia iyo HRW hadii ay runsheegataan HRW waa hay’ad samofal maxay ugu gar gaari la’dahay oo ay dowladda dusha uga sareysaaa

ali ahmed

| Monday 10 February 2014

XAGEE GEEDIGA LA WADO LAGU FURAYAA ?

dad badan oo somaliyeed baa isweydiinaya; waa maxay sababta loo kala saari layahay wadaniga daacadda u shaqaynaya iyo kan ka shaqaynaya dibin -daabyada danaha ummadda somaliyed.
Caasimada Somaliya (Muqdisho) waxa kasocda isfahim la’aan sidii loo hagaajin lahaa loona nabadeyn lahaa loona hormarin lahaa magac soo celinta caasimada dalka.
madaxweynihii yimaadaaba kii ka horeyey baad moodaa inuu raadkiisa baabi’inayo.
sida gudoomiyayaasha iyo Taliska ciidanka kan boliska kasoo bilaw
1) maxamed Cumar Xabeeb oo sh. Shariif daba dhigtay ilaa u waalay.
2) Tarzan oon anigu shaqsi ahaan aan qabo inuu si fiican u shaqeyyey.
3) General Dhegabadan oo ahaa muwaadan naftiisa u huray inuu xorayo Somaliya
4) General Diini oo isna sarkaal fiican oo khabiira ahaa.
waxaan hadda maqlayaa Gudoomiye Tarzan waa laga qaadey gudoomiyenimadii.
walaalayaalow yaa somaliya u taliya (remote controlling) oo hadba kii dhaqaaqa dhegta soo qabanaya ? belyaa ii sheega Dhegabadankii xorayey Xamar oo shabaab ku xaaray sababta lagu eryey?
waxaan maqlay Ethiopia yaa dawlada somaaliya ku amartay in la eryo ciidanka militaryga somaliyeed kuwoodii 1977 ka dagaalamay ethiopia !
waa ceeb mahadho ah haddii hadalkaasu run yahay.
Dawladdeena madaxweyne Xasan sh. Maxamud hogaamiyaa shacabkeeda wax maka maqashha ?

Abdi

| Thursday 6 February 2014

http://caasimada.com/hargeysa-garowe-oo-muujiyey-inay-ka-maskax-badan-yihiin-muqdisho-df-maxay-ku-sameeyeen-qmidoobe/

Saxib dib u eeg qoraal aan ku bahiyey boga ra’yigia dadweynaha ee Keyd Media horaantii sanadka tagay 2013 oo dowalda lagula taliyey sidii ay kaga faa’ideysan lahayeen hayadaha caalamiga in Mogadishu loo soo raro.
Qoraalka Hargeysa & Garowe inay ka maskax badan yihiin Mogadishu uu yahay mid raqiis ah oo meel ku dhac ku yahay shacbiga Somaliyeed.

Qoralka wuxuu ku salaysnaa codsi Mayor Tarzan in uu dhul baaxad weyn siiyo dhaman safardaha, UN’ka iyo haydaha caalimiga, qaasatan duleedka airporka ee Jaziiro oo horumarin balarin ka socoto,  kuna haboon xag degaan & dalxiis labaduba, una dhown Airporka caalmiga ah ee Adan Ade,
Nasib wanaag isqabqabsiga dowalda ayaa hakad gelieyey, lakin fursada wali way jirtaa, hayadaha caalmaiga meel aan magalo madax ahayn sideedaba ma dagaan waa sharci caalami ah.

Sidoo kale, hadii ay xafisyo yar yar (setalite office) ka furtaan Hargeysa & Garowe waxba kuma jabno, oo waxay u adeegi umuda, waxayna dhiiri gelin u noqon gobolada Kofured sida Goblada dhexe, Hiiraan, Galmudug, Bay&Bakool;, Jubooyinka, kuwaa oo Al Shabab & ciidan ajnabi ah dushooda ku dagalama ahd iyo jeer, waa qorshe lagu marin hababinayo umuda, waxaana la garay xiligii gobolada kofureed cadowga ku dhax jira iska qabtaan.

Waxa kaloo qoral loo gudbiyey Wasiradii Armiaha dibada Fowsia, oo aad u dadashay, madaxdii UN’ka Muqdisho keentay 2013, lakin iyadoo howsha ku jirto is qabqabsiga Hassan Sheikh & Shirdoon xilkeedii ku lumisay, Barlamankuna wuu fahami waayey waxa la isku haysto

Sababta in Mogadishu loo soo raro hayadaha caalimga waxay ahayd in la iftimiyo:
- Dowlada Kenya oo ka hesho dhaqli ku dhow $1 billion hayadaha calamiga ee ka shaqeyo arimaha
  Somalia oo Nairobi fadhiya ilaa 1991. in dhaqligaa loo soo duwo gudaha Somalia
- 600 kun Qaxoooti Somali oo Kenya ka dhigatay naas irman, sidii dalka dib loogu so celin lahaa oo
  mamulka Jubooyinka ee Ahmed Madoobe dhaqli ku helo, intuu dhuxusho xaalufin lahaa.
- Wasirka Arimaha Dibada Kenya Amina Mohamed waa gabar Somali ah oo kaga dheraysay
  madaxweyne uhuru caqabadaha Somalida, in Uhuru iska haysto maxa u didi,
- Rag Hargeisa jooga oo Fowsiya ka shaqeysan wayday ceebcaleykum,
- Arintuba waxay ka socon la’dahay Somali versus Somalia oo gudaha, Kenya ama Ethiopia joga

wax badan ayaa naga qaldan runtii, dowaldii federalka ahayd madaxadeeda & parlamankeeda ku salaysan 5.0, oo awood ku lahayn goboladooda & degankooda. iyo dowalad goboleeduyadii oo doonaya in ay noqdaan dowalda dhexe oo madaxweyne, wasiiro lah waa cajiib (upside down).

Aqristoo sbabata Al shabab lii oisticmaalo waa in lagu hakiyo awooda dowalda & gobolada Kofurta,  Somali iyadaa cadow isku ah, waxba yeeynaan eedeynin Kenya ama Ethiopia.
Waxaana eeda dusha ka saari shacbiga Kofurta ee taageero Al Shabab, wali fahmin Al Shabab, 

Tusaale, shirkada ugu weyn ee isgaarsinta Somalia ee Hormuud oo lagu xanto inay taageraan Al Shabab, in maanta Al shabab albaabada u xirto, bal isweydii, waa ayaan daro ina haysto.
Ma xasuusataa sanadkii 2001 in Al Barkaat la xiray, iyadoo lagu eedeyey in gacan saar la leeyihiin kooxo argagixso (Al Itihaad, oo Al Shabab ma jirin beriga) dad badan waxay tuhunsanayeen in Dahab Shiil ka danbeysay eedaa, waxayse ahatabo manta in Dahab Shiil tahay shirkada ugu weyn hawaladaha, dhaqliga ugu weyn ka hesho gobolada Kofurta, imisa canshur ayey siisa dowalada? 0

Hadaba ku quuso in manta la donayo in Hormuud albabada loo xiro, iyadoo la adeegsan Al Shabab http://www.keydmedia.net/news/article/somalias_al-shabab_militia_shut_down_internet/
kuna darso tirada in Shirkado cusub oo Fiber Optic ah dalka ku soo fool leeyihiin 2014, oo qadka telephonka free noqon http://www.keydmedia.net/article/article/fiber_optioc_Somalia/

Gunaanad, Dowlada Federalka ee Hassan Sheikh & Abdiwali waxay haysataan fursadii ugu danbeysay, hadii is qabqabsi danbe yimaado, dhaman barlamanka, madaxweyanah & PM albaabka danbe ayey ka bixi doonaa, dalkana waxaa temporary hayn doono AMISON. 
hadii ay noqoto in mamul cusub la soo dhiso, gobolada kofureed ee aan mamulka lahayn waa loo soo xuli doona xildhabanada.


Is maqal danbe,

ali ahmed

| Wednesday 5 February 2014

Findhicil ma xalaalbaa mise waa xaaraan? Ninbaa laga sheegay xuskiisaanba nacay.
Somaliyee ma meedka in la ceebayo baa arrinkeenii marayaa?
waar maxay bahashu qabyaalada ahi ina dilootey.

« First  <  2 3 4 5 6 >  Last »
back to top