Dowladda ayaa Qabatay lacag Sharci darro ah oo gaaraysa 3.5 MILLION DOLLARS

Muqdisho (Keydmedia) - Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay baqonimadii maanta laba diyaaradoo oo la sheegay inay lacago madaxfurasho ah u wadeen kooxo burcadbadeeda ah!?.
Warar Keydmedia Online
Dowladda ayaa Qabatay lacag Sharci darro ah oo gaaraysa 3.5 MILLION DOLLARS

Shaqaalihii la socday diyaaradahan (NIMAN CADAAN AH OO INGRIIS & MARAYKAN AH) aya Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya Garoonka gudihiisa ku qabteen.

FAAHFAAHIN FILLO DHAWAAN!!

Update: AQRISO FAAHFAAHINTII

Keydmedia.net