Warar Keydmedia Online | 30 September 2022

Sida uu Keydmedia Online u sheegay mid ka mid ah saraakiisha hoggaamineysa ciidanka howlgalka ka fuliyay degaanka Barsa, ma jiro wax iska caabbin ah oo ay sameeyeen Kooxda xiriirka la leh Ururka Al-Qaacida ee Al-Shabaab.

Warar Keydmedia Online | 29 September 2022

Dowladda Mareykanka ayaa ah deeq-bixiyaha ugu weyn ee Soomaaliya, oo dhinacyadda dhaqaalaha iyo amniga ka taageera.

Warar Keydmedia Online | 29 September 2022

Ra'iisul Wasaare Xamza ayaa gudoomiyay kulanka oo Khamiis kasta ka dhaca Xafiiskiisa, waxaana kasoo qeybgalay Wasiirro, ku-xigeenno iyo wasiiru dowliyaal.

Warar Keydmedia Online | 29 September 2022

Weerarka ayaa ka dhacay duleedka degmada Moqokori, halkaasoo kamid ah meelaha sida aadka ah ugu dagaalamayaan labada dhinac.

Warar Keydmedia Online | 29 September 2022

Degaanka ayaa maalmo kahor laga saarey Al-Shabaab, iyadoo hadda ay gacanta ku hayaan Ciidamada dowladda iyo dadka degaanka ee hubeysan.

Warar Keydmedia Online | 29 September 2022

Beesha caalamka, oo ay ku jiraan Turkiga iyo Mareykanka, ayaa ku celceliyay baahida loo qabo in si joogto ah loo joojiyo colaadda ka aloosan waqooyiga Itoobiya tan iyo bishii November 2020.

Warar Keydmedia Online | 29 September 2022

Ku dhawaad kala bar dadka Soomaaliyeed ayaa u baahan gargaar degdeg ah iyadoo 300,000 oo qof aya halis ugu jiraan macaluul haddii aan si degdeg ah loo garab istaagin.

Warar Keydmedia Online | 28 September 2022

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa maanta shaaciyay in la joojiyay lacagihii laga qaadi jiray ardayda qaadaneysa shahaadada dugsiga sare ee Dowladdu bixiso.

Warar Keydmedia Online | 28 September 2022

Caddaadis adag ayey Al Shabaab ku hayaan shacabka ku sugan deggaanada gacantooda ku jira.

Warar Keydmedia Online | 28 September 2022

Socdaalka Ergeyga ayaa ku qotoma sidii uu indhaha caalamka ugu soo jeedin lahaa baaxadda abaaraha ka jira dalka, wuxuuna hay’adaha QM ku wargaliyay in weli farqi weyn uu u dhaxeeyo deeqaha la ballan-qaaday iyo baahida bani’aadannimo ee jirta.

Warar Keydmedia Online | 28 September 2022

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hore cagaha u soo dhigay dhammaan dalalka gobolka ku yaalla sida; Ereteriya, Jabuuti, Kenya Sudan, South Sudan, iyo Uganda, wuxuuna hore u ballan muujiyay sida ay uga go’an tahay inuu heshiis kula naaloodo dalalka adduunka.

Warar Keydmedia Online | 28 September 2022

Tan iyo 2007-dii Dowladda Maraykanka ayaa howlgallo militari ka wadday gudaha Soomaaliya waxayna waxyeello xooggan gaartay dad shacab ah oo aan waxba galabsan kuwaas oo aan cidna wax iska weydiid dhibaatada ay u geysatay xukuumdda Washington.