Dhallinyaro isxilqaantay oo dadkooda Daawo gaarsiiyay
Muqdisho(Keydmedia) Yuusuf Siyaad indha-cade oo xili soo noqday wasiiru-dowlihii Gaashaandigii xukuumadii sharma’arke ayaa sheegay in ciidamada isaga taageersanaa uu kala baxay dowladda.
Muqdisho(Keydmedia) Agaasimaha guud ee wasaarada hidaha iyo tacliinta sare dowladda Kmg ah Abuukar Daahir Max’ed ayaa musuq maasuq iyo wax isdaba marin ku eedeeyay saraakiisha safaaradda Soomaalida iyo wasiirkii hore ee hidaha iyo tacliinta sare Cali Axmed Jaamac Jingili.
Warar xogogaal ah oo laga helay ilo muhiim ah oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegaysa in Gudoomiye Xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Dawaare uu kuj gacan seyray inuu qaabilo Mr.C/raxmaan Faroole, Ergada Puntland ayaa u joogay magaalada sidii ay kulamo ula yeelan lahaayeen Saraakiisha hoose oo ka tirsan Safaarada Mareykankakaasi o Mudo Laba Maalmood ah, Warkan aanu helay ayaa daboolka ka qaadaya in Kulankaasi uu aad uga Cudur Daartay G/Xigeenku.
Muqdisho(Keydmedia) Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa si weyn u hadala hayaa dhibaatadii ciidamada AMISOM ee dowladda taageera shalay ay u geesteen shacabka Soomaaliyeed.
Sports(Keydmedia) Naadiga kubadda cagta ee dalka Spain Real Madrid ayaa dharbaaxyo kulul la heshay xalay naadiga Ajax Amsterdam.
Sports(Keydmedia) Naadiga kubadda cagta dalka England ee Arsenal ayaa xalay guul darro kala hoyatay ciyaar dhex martay naadiga Braga.
Sports(Keydmedia) Naadiga As-Roma ee ka dhisan dalka Talyaaniga ayaa xalay ciyaar ka tirsaneed horyaalka Champioms league ee qaarada yurub si weyn ugu durdurisay naadiga Bayern Munich ee Dalka Jarmalka .
Galguduud (Keydmedia) Xogaha laga helayo deegaanadii shalay ilaa xalay ay ku dagaalameen xoogaga dowladda ka soo horjeeda iyo ahlu-suna ayaa tilmaamaya in qasaaro dhimasho iyo dhaawac uu kala gaaray labada dhan.
Muqdisho(Keydmedia) Waxaa xalay gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyooday gudoomiyihii Maxkamadda sare ee dowladda Kmg ah Max’ud Cumar Faarax Indhabuur.
Muqdisho(Keydmedia) Hey’adda gaadiidka gurmadka deg dega ah ee lifeline Africa ayaa maanta soo bandhigtay tirada qasaaraha ka gaaray shacabka Soomaaliyeed dagaalada iyo duqeymaha macana daradda ah ee ka socda magaalada Muqdisho.
OGEYSIIS(KEYDMEDIA) Dhamaan macaamiisha keydmedia waxaa lagu wargelinayaa in saacadaha ina soo aadan ay bogga keydmedia si toos ah uga daawan doonaan fowdadii, buuqii iyo dagaalkii ka dhacay shalay kulankii baarlamaanka.
Muqdisho(Keydmedia) Ciidamada Amisom ee taageera Dowladda Kmg ah ayaa maanta rasaas ooda waxa ay kaga qaadeen shacab Soomaaliyeed.