Warar Keydmedia Online | 20 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Ciidamada maamulka ka taliye Waqooyga Galkacyo iyo gobalada Bari iyo Nugaal ayaa shalay galinkii danbe ka qabtay masaajid ku yaala waqooyga galkacyo wadaad caan ah.

Warar Keydmedia Online | 19 September 2010

Muqdisho (Keydmedia) Warar soo ifbaxaya oo ku saleysan qaabkii idaacada GBC ay ula wareegeen Xisbiga ayaa sheegaya in Xasan Daahir uu qaab qabiil ahaan ula wareegay Idaacada iyo Telfishinka GBC.

Warar Keydmedia Online | 19 September 2010

Muqdisho (Keydmedia) Agaasimaha iyo Agaasime ku xigeenka Idaacada Hornafrik ee Magaalada Muqdisho oo si wadajir ah uga hadlay talaabadii ay Alshabaab kula wareegeen idaacada ayaa waxa ay sheegeen in tani ay aheyd mid la filayay

Warar Keydmedia Online | 19 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Xilhibaanada caasha Axmed C/lle oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka ee sida weyn isha ugu haya dhaq dhaqaaqa xukuumada ayaa daboolka ka qaaday in hadii aanay xukuumada hor iman Baarlamaanka ay dhici doonto

Warar Keydmedia Online | 19 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Gaari rakaab ah oo marayay degmada Mareergur ee gobalka galguud ayaa kooxaha dowlada ka soo horjeeda halkaasi ku rasaaseeyeen.

Warar Keydmedia Online | 19 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Kooxaha Dowlada ka soo horjeeda ayaa habeenkii xalay ahaa la wareegay gacan ku heyta idaacado FM ah oo ku yaalay magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 18 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Wasiirka arimaha dibada ee dalka kenya Moses Wetangula ayaa shaaca ka qaaday in beesha caalamka ay ka sii jeestay xaalada Soomaaliya gaar ahaan tan amaanka.

Warar Keydmedia Online | 18 September 2010

Muqdisho(Keydmedia) Ciidamada amaanka Dalka Uganda ayaa xabsiga ka sii daayay 6 qof oo Soomaali ah kuwaas oo ka mid ah dadkii loo qabqabtay qaraxyadii ka dhacay Dalkaasi 11 July ee sanadkan.

Warar Keydmedia Online | 18 September 2010

Muqdish(keydmedia) Madaxweynaha dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif shiikh Axmed ayaa si lama filaan ah maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho isagoo ka kicitimay Magaalada Kambaala ee Dalka Uganda.

Warar Keydmedia Online | 18 September 2010

Muqdisho(keydmedia) khilaaf siyaasadeedka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo R.wasaaraha ee xoogiisa ka dhashay dastuur waxa uu sababay in wasiirada, xildhibaanada iyo shaqaalaha kale ee dowlad ay noqdaan kuwa is mucaaradsan iyadoona dhanka kale ay halkoodii joogaan kooxaha dolwada la dagaalama.

Warar Keydmedia Online | 18 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ee xarunta ismaamulka Somaliland ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu qarax ka dhacay guri uu daganyahay nin wasiir ah.

Warar Keydmedia Online | 18 September 2010

Muqdisho(keydmedia) Waxaa maanta lagu waday in xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho kulan ay ku qaataan mudanayaasha Baarlamaanka KMG balse warar la helay ayaa xaqiijiyay in kulankii uu booqday.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 28°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)