Aabe Wiilkiisa ku dilay Jowhar

Maxamed ayaa lagu xiray Xabsiga degmada, waxaana la la'yahay meydka Wiilkiisa uu isaga gacantiisa ku dilay.

Warar Keydmedia Online
Aabe Wiilkiisa ku dilay Jowhar

JOWHAR - Saraakiisha amniga Jowhar ayaa ku guuleslystay inay gacanta ku dhigaan Aabe wiilkiisa ku dilay magaaladda.

Maxamed Dhaayow, oo 41 jir ah ayaa wiilkiisa gacmaha ka xiray kadibna xili habeen ah wabiga ku tuuray Wiilkiisa.

Wiilka la dilay ayaa la sheegay inuu xoolaha ka xaday jiray Aabihiisa kadibna inta uu gowraco hilibka suuqa ku iibin jiray.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.