Abwaan Dhoodaan” oo Maantay ku Geeriyoday Dalka Ethiopia

Moqadisho (KON) - Allaha u naxariistee Abwaan Dhoodaan” ayaa Maanta ku Geeriyoday Magaalada HARAR ee Wadanka Ethiopia.
Warar Keydmedia Online
Abwaan Dhoodaan” oo Maantay ku Geeriyoday Dalka Ethiopia

Waxaa Magaciisa Saxda ah la oranjiray C/llaahi Macalin oo lagu Neynaasijiray “Dhoodaan“. Waxuu ahaan jiray  Gabyaa Soomaalidu aad u garaneysay. Waxuu ka tagay Dhaxal Sugaaneed oo Qeyb ka mid ah Keydmedia.Net ay dhawaan idiin soo Bandhigi doonto.

Keydmedia.Net iyo Shaqaalaheeda waxay Tacsi u dirayaan Ehaladii iyo dhamaan Bulsha Soomaaliyeed uu ka Geeriyooday Marxuum C/llahi Macalim Dhoodaan.

Keydmedia.Net