Adeega Internetka oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

In ka badan 24 saacadood uu Koonfurta iyo bartamaha dalka ka maqnaa adeega Internet Fiber Optic ayaa hada la sheegayaa in  dib loo helay adeegaas, waxaana si caadi ah u shaqeynaya wairless-ka iyo daatada.

Warar Keydmedia Online
Adeega Internetka oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

MUQDISHO, Soomaaliya - Adeega Internetka ayaa galabta dib ugu soo laabtay Caasimada Dalka. 

Adeega Internetka ayaa in ka badan 24 saacadood ka maqnaa Caasimada iyo qaar kamid ah deegaanada Dalka. 

Wixii Faahfaahin ah kala soco Keydmedia Online 

KEYDMEDIA ONLINE 

    Commenting is not available in this channel entry.