NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Labo xaruun oo ay lahayd Al-Shabaab ayaa lagu burburiyay duqeynta, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay AFRICOM.
MUQDISHO, Soomaaliya - Taliska Mareykanka ee Afrika [AFRICOM], ayaa soo saarey maanta qoraal uu ku xaqiijiyay inuu labo weerar oo cirka ah ka fuliyeen degaanka Kuunya-Barrowe, ee gobolka Shabeellaha Hoose maalintii shalay.
AFRICOM ayaa sheegtay in duqeynta lagu burburiyay xaruumo Al-Shabaab ay ku lahayd magaaladda, kuwaasoo la sheegay inay deganayd Idaacadda Al-Furqaan, oo afka Al-Shabaab ku hadasha.
KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments