Xildhibaanada cusub HirShabeelle oo lagu dhawaaqay

Gollaha Sharci dejinta cusub ayaa ka kooban 90 mudane, kuwaasoo lagu soo xulay qaab beeleed, maadaama Maamulkan uu ku dhisan yahay 4.5.

Warar Keydmedia Online
Xildhibaanada cusub HirShabeelle oo lagu dhawaaqay

JOWHAR, Soomaaliya - Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay liiska magacyadda Xildhibaanadda cusub ee Baarlamanka HirShabeelle, kuwaasoo ka kooban 90 mudane oo rag iyo dumar isagu jira.

AKHRISO Liiska:

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 9 June 2021 15:42

Inkastoo runtii la qarinayay muddo dheer kadib ay bannaanka timid, hadana arrinta dhaliyarada loo qaaday Eritrea, ayaa sii murugsanaan karta haddii aysan su’aalahaan muhiimka ah ka jawaabin Rooble iyo Kheyre.