Allaha u Naxariistee C/risaaq X. Xusen oo ku Geeriyooday Dalka Mareykanka

Minneapolis (KON) – Allaha u Naxariistee waxaa Isbitaal ku yaala Magaalada Minneapolis ee Dalka Mareykanka ku geriyooday Marxuun C/risaaq Xaaji Xusen halkaas oo u Mudo ku jiranaa
Warar Keydmedia Online
Allaha u Naxariistee C/risaaq X. Xusen oo ku  Geeriyooday Dalka Mareykanka

Marxuun C/risaaq X. Xusen ayaa mar waxuu Soomaaliya ka noqday R/wasaare Sanadkii 1967 Dawladii lagu sheegi jiray “Dawlada Musuq Maasuqa”.

Marxuunka ayaa waxuu ka mid noqday Ururka Dhalinayada Soomaaliyeed ee SYL inta uusan furan Xisbigii Mucaaradka ahaa oo la Magac-baxay “DEBKA”.

Marxuunka ayaa wuxuu ku Dhashay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo  1924, waxuuna hada ku Geeriyooday da’da 90 Sano, lama sheegin wax Caruur ah oo u Aduunka uga tagay.

Suxufiyiinta KEYDMEDIA ONLINE ayaa Illahay waxay Murxuunka uga baryayaan in u Janadii ku maneydto Eheladii u ka tagayna Samir iyo Imman ka siiyo. Aamiin.

Keydmedia Online




Warar 25 November 2020 19:57

Madaxweynaha ayaa ku fashilmay siyaasadda, hirgelinta Federaalka, amniga iyo qabashadda doorasho qof iyo qof ah oo uu balan-qaadey markii la doortay 4 sano kahor.