Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Safiirka Maxamed Cali Ameeriko oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in Shir looga hadlayay Amaanka Saafadda Eastleigh oo Soomaalidu ku badantahay, waxuuna Danjirahu sheegay in kulankaasi ku saabsanaa Amaanka Qodobadii ka soo baxayna ay meel mar noqondoonaan. Waan ku rajo wanaagsanahay waxaanan Filayaain ay dhawaan Qodobadaas dhamaantood dhaqan gali doonaan, sidaas waxaa yiri Danjire Cali Ameeriko oo ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya.
Sida Wararku sheegayaan, Xaaladda Eastleigh ayaa Maantay dagan mana jiraan wax Rabshadaa waloow dhaq dhaqaaqa Ganacsiga iyo isku socodka Gaadiidka aysan wali Caadi ku soo noqon.
Keydmedia.Net
Add comment
Comments