Labo kamid ah qodobada ugu waaweyn fashilka Farmaajo
Waqtiyo is xiga ayaa Ciidamada waxa ay degmooyinka Boondheere, Shangaani iyo Dharkeyley ay uga sameysteen fariisimo hor leh iyadoona fariisinkii ugu danbeeyay ay shalay galinkii danbe ka sameesteen fariisin cusub degmada Dharkeynley gaar ahaan isgoyska Xoosh.
Barakacayaasha ku nool deegaanka Kaxda ee duleedka Degmada Dharkeyley ayaa talaabadan ay AMISOM fariisinka uga sameysatay halkaasi waxa ay ka muujiyeen walaac xoogan iyagoona ka baqdin qaba in dhaq dhaqaaqooda ay saameyn ku yeelato arinkan.
Goobaha ay AMISOM iyo ciidamada Dowlada fariisimada ku leeyihiin ayaa waxaa lala tiigsadaa weeraro ka yimaado kooxaha ka soo horjeeda kuwaa oo laga dhaxlo dhimasho iyo dhaawac gaartay shacabka Masaakiinta ah ee ka agdhaw goobahaasi.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments