Baarlamaanka oo maanta kulmaya

Baarlamanka Soomaaluya ayaa maanta kulmaya, waxaana xildhibaanadda Golaha Shacabka lagu wargaliyay xalay in ay soo xaadiiraan maanta. 

Warar Keydmedia Online
Baarlamaanka oo maanta kulmaya

Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka dhacaya Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in looga hadli doono: 

  • Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Adeegyadda Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed,
  • Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Diiwaangalinta iyo Bixinta Aqoonsiyada Dadweynaha
  • Codeyta W/B Sharciga Hantidhawraha Guud ee Dawladda.

Keydmedia Online kala soco wixii Faah-Faahin ah

Keydmedia Online

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 3 August 2021 11:58

Waxaa la rumeysan yahay in Jibriil Saciid Cali Xuseen, ay gacantiisa ku maqan yihiin dad kale oo ajaaniib ah, kuwaas oo badankood la khaarijiyay kadib markii la isku fahmi waayay lacagihii ay Al-Shabaab u codsadeen madax-furashada.