Banaanbax looga soo horjeedo Farmaajo oo ka billowday Muqdisho

Booliska ayaa rasaasta nool u adeegsaday dadka shacabka ah inay ku kala eryaan, waxaana lagu xiray dibadbaxa dhowr ah oo mas'uuliyiin kamid yihiin.

Warar Keydmedia Online
Banaanbax looga soo horjeedo Farmaajo oo ka billowday Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Dibadbax aad u ballaaran ayaa ka billowday saakay magaaladda Muqdisho kaasoo looga soo horjeedo mudo korarsiga Farmaajo, waxaana la xiray wadooyinka ku dhaw Madaxtooyadda.

Boqolaal qof ayaa isagu soo baxay taaladda daljirka, oo ku dhaw Villa Soomaaliya, iyagoo wata boorar ay ku qoran yihiin erayo ay ku muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan xukun dheeraysiga Madaxweyne Farmaajo, waxayna ku baaqeen in doorashada la qabto xiligeeda.

Kala soco warkan fahfaahintiisa, KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.