Biyo la’aan ka taagan Bakool

BAKOOL(KEYDMEDIA)Wararka laga helayo gobalka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi iminka ay ka jirto xaalad biyo la’aan oo aad u daran taasoo si daran u sameysay dadka danyarta ah ee ku nool gobalka.
Warar Keydmedia Online
Biyo la’aan ka taagan Bakool

aanay awodin laagtaasi dadka taagta daran ee ku nool gobalkaasi, waxaana arintan ay ka danbeysay kadib markii ay gureen ceelashii ay ka cabi jireen dadka.

Waxa ay dalbadeen dadka ku nool gobalkaasi in kaalmo si deg deg ah loola soo gaaro si ay u helaan biyo nadiif ah oo ay iminka si weyn ugu baahanyihiin.

 WWW.KEYDMEDIA.NET