Ciidanka Kenya oo lagu weeraray J/hoose

Dagaalka ayaa socday mudo kudhawaad hal saac, waxayna labada dhinac isku adeegsadeen hubka culus.

Warar Keydmedia Online
Ciidanka Kenya oo lagu weeraray J/hoose

KISMAAYO - Dagaalka ayaa yimid kadib markii Kooxda Al-Shabaab ay weerartay Saldhigyadda Ciidanka Kenya ee Taabta iyo Cabdalla Biroole, oo katirsan Jubbada Hoose.

Dadka degaanka ayaa sheegay inay maqlayeen dhawaqa hubka culus, iyadoo labada dhinac uu soo gaarey khasaaro, inkastoo tirada la ogeyn.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 3 August 2021 11:58

Waxaa la rumeysan yahay in Jibriil Saciid Cali Xuseen, ay gacantiisa ku maqan yihiin dad kale oo ajaaniib ah, kuwaas oo badankood la khaarijiyay kadib markii la isku fahmi waayay lacagihii ay Al-Shabaab u codsadeen madax-furashada.