Dagaal culus oo ka qarxay Muqdisho

Dagaalkan ayaa la isku adeegsanayaa hubka culus iyo kan fudud, waxaana dhawaqa rasaasta laga maqlaya qeybo kamid ah Caasimadda dalka.

Warar Keydmedia Online
Dagaal culus oo ka qarxay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Dagaal Xooggan ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kaasoo u dhexeeya koox hubeysan oo loo malaynayo Al-Shabaab iyo Ciidamada dowladda.

Wararka ayaa seegaya in Rag hubeysan ay isku dayeen inay xoog uga gudbaan Koontaroolka ku yaala halka loo yaqaano Furayaasha, Waxaana halkaasi ka dhacay dagaal.

Wixii soo kordha kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.