NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu hurinaya dagaalka Gedo, halkaasi oo uu u diray Ciidamo iyo hub horaantii sanadkan, taasoo horseeday dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaarey dadka shacabka ah.
BELED-XAAWO , Soomaaliya - Dagaal culus ayaa goordhaw ka qarxay magaaladda Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo kuwada sugan Ciidamada Jubaland iyo kuwa dowladda oo laga soo daabulay Muqdisho.
Dadka degaanka ayaa sheegay in rasaas xooggan la maqlayo, iyadoo dagaalkana sii xoogeysanayo oo labada dhinac isku adeegsanayaan hubka culus, oo hugunkiisa laga maqlayo degaanada xuduuda Kenya ku yaalla.
Wixii kusoo kordha, kala soco KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments